[Muqdisho] Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa ka dooday magacaabista xubnaha cusub ee golaha wasiirada Soomaaliya, ayaga oo go’aan cusub soo saaray, kadib kulankooda. Kulanka…
[Muqdisho] Guddoonka Golaha Shacabka ayaa maanta Xildhibaanada u diray farriin qoraaleed loogu sheegayo in maalinta berri ah uu jiro kulan uu ajandihiisu yahay codsi ka yimid Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre. Qoraalka…