Ra’iisul Wasaaraha oo booqday ciidamo loo diyaariyey dagaalka Al-Shabaab [Beledweyne] Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, si ay ugu kuur-galaan xaaladda abaaraha, una dhiirigeliyaan ciidamada qalabka sida ee la dagaallamaya… by Caana August 25, 2022 Wararka