free tracking
  • About
  • Privacy
  • Advertise
  • Contact
Today: September 28, 2023
Subscribe
Twitter Instagram Facebook-f Envelope-open-text
  • Home
  • World
  • Wararka
  • Entrepreneur
  • Dhaqaalaha
  • Caafimaadka
  • Technology
  • Opinion
  • Intereview
  • Sports
Close

banaadir

Ciidamada amniga oo Muqdisho ku qabtay rag burcad ah oo …

[Mogadishu] Howlgal ay sameeyeen ciidamada aminga qaasatan kuwa ka howlgala dagmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayaa saakay ku guulaystay in ay gacanta kusoo dhigaan rag hubaysan oo burcad ah, kuwaas oo dhib…

by Jalwa
July 18, 2022
Wararka

Ciidamada NISA  oo qaaday tilaabo cusub kadib cabashadi reer Muqdisho 

[Mogadishu] Ciidamada NISA ayaa qaaday tilaabo ka duwan kuwii hore iyagoo ka jawaabay cabashadii oga timid dad reer Muqdisho kuwaas oo dhac joogta ah loo gaysto, ciidamada oo xalay sameeyay tilaabooyin kala…

by Jalwa
July 5, 2022
Wararka

Saciid Deni oo dib umagacaabay golaha maxkamada Sare oo saakay baarlamaanka deedeen 

[Puntland] Wareegto goordhow kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayuu markale dib ugu magacaabay gudiga maxkamada sare ee dowlad goboleedka Puntlan. Dib umagacaabistaan ayaa imaanaysa iyadoo xili dhow…

by Jalwa
July 4, 2022
Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shuruudo adag ku xiray dalab uga yimid Imaaradka Carabta 

[Somalia & UAE] 19 June 2022, wafti uu hoggaaminayay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa gaaray Imaaraadka, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa dalkaas, Maxamed Bin Zayed Al Nahyan, qorshuhu wuxuu ahaa in labada…

by Jalwa
July 4, 2022
Wararka/Xulka

Ciidamda amniga oo xalay hawlgal ka sameeyay Muqdisho 

[Mogadishu] Howlgal balaaran oo uu hogaaminayay taliyaha qeebta booliska gobolka Banaadir Farhan Mahamuud Adan[Farxaan Qaroole] ayaa habeennimadi xalay laga sameeyay degaanka daarusalaam oo mudooyinkii lasoo dhaafay dadka deegaanku ka cabanayeen amni xumo…

by Jalwa
July 4, 2022
Wararka

Magacaabista gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir oo…

Waxaa dhawaan soo idlaatay magacaabista wasiirka 1aad ee xukuumada fedraalka Soomaaliya. Markaan waxay diiradu saarantahay magacaabista gudoomiyaha gobolka banaadir, xisbiga talada dalka haya ee UPD waxaa u diyarsan dhowr qof oo ladoonayo…

by Jalwa
June 16, 2022
Wararka/Xulka

Download the App

Recommended

Waddani Times's App

pngegg-2

Stay in touch!

Facebook
Twitter
Google+

Recently Added

Download App

About Us

In time of ancient gods, warlords and kings, a land in turmoil cried out for a hero. She was Xena, a mighty princess forged in the heat of battle. The power. The passion.

Authors

  • Jalwa

    Masuuliyiin badan ayaa xilka wayn doonaa mdaxtooyada Soomaaliya oo…
  • Caana

    QORRAXDU MAXAY LA GADUUDATAA SUBAXII IYO GALABTII…
  • dalka

    Dowlada Soomaaliya oo looga fadhiyo 3 arin xalintood sanadkaan 2023

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Facebook-f Twitter Envelope-open-text

Top Authors

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

  • Xulka
  • World
  • Wararka
  • Travel

Links

  • About
  • Privacy
  • Terms
  • Contact

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.

  • Home
  • World
  • Wararka
  • Entrepreneur
  • Dhaqaalaha
  • Caafimaadka
  • Technology
  • Opinion
  • Intereview
  • Sports