Baarlamaanka JFS oo manta yeeshay kulan isbarasho [Muqdisho] Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe oo ay weheliyaan ku-xigeennadiisa ayaa maanta waxay kulan isbarasho iyo kala warqaadasho ah, la qaateen howl-wadeennada Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS, kuwaas… by Caana July 27, 2022 Wararka