Guddiga KMG Labada Aqal oo maanta doortay Gudoon

Guddiga KMG ah ee labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo xilsaaray diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 oo maanta fadhigoodii 1aad yeeshay, waxeena  ku kulmeen Xarunta Aqalka Sare. Kulan ka maanta Ajendihiisa…