Degmada Ceelberde ee gobolka bakool saakay waxaa kasocda diyaargarow aad u balaaran kaasoo looga xoraynayo nabad-diidka oo qabsaday deegaankaas 10 sano ka hor,ciidanka daraawiishta maamulka koofur galbeed oo ay wehlinayaan ciidan qaranka…
[Somalia & UAE] 19 June 2022, wafti uu hoggaaminayay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa gaaray Imaaraadka, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa dalkaas, Maxamed Bin Zayed Al Nahyan, qorshuhu wuxuu ahaa in labada…