[Mogadishu] Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa wada wadatashiyadii ugu danbeeyay ee ku aadan magacaabida golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya, Kulamadan ayaa waxaa uu la leeyahay qeybaha kala duwan ee bulshada,…
[Eritrea] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalkaas. Madaxweynaha ayaa…
[Asmara] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Ereteriya. Madaxweynaha ayaa markii uu ka degay Garoonka Caalamiga ah ee Asmara waxa halkaasi ku soo…