free tracking
  • About
  • Privacy
  • Advertise
  • Contact
Today: October 3, 2023
Subscribe
Twitter Instagram Facebook-f Envelope-open-text
  • Home
  • World
  • Wararka
  • Entrepreneur
  • Dhaqaalaha
  • Caafimaadka
  • Technology
  • Opinion
  • Intereview
  • Sports
Close

Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha oo booqday ciidamo loo diyaariyey dagaalka Al-Shabaab

[Beledweyne] Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, si ay ugu kuur-galaan xaaladda abaaraha, una dhiirigeliyaan ciidamada qalabka sida ee la dagaallamaya…

by Caana
August 25, 2022
Wararka

Al-Shabaab oo shegteen iney dileen askar ka tirsan Ciidamada ATMIS

[Somalia] Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada howlgalka ATMIS iyo dagaalayahanada Al-Shabaab ay ku dagaalameen deegaanka Buulo-colow oo hoostaga magaalada Baraawe ee gobolkaasi. Dagaalka oo ahaa mid culus…

by Caana
August 25, 2022
Wararka

Faah-faahin: hoobiyaal lagu garaacay Xaafado katirsan Muqdisho

[Muqdisho] Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro madaafiic ah oo Xalay lagu garaacay xaafado ku yaala agagaarka Iskuul Buluusiya ee degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo jugtooda laga maqlay…

by Caana
August 20, 2022
Wararka

Warar cusub oo kasoo baxaya weerarkii Xalay lagu qaaday Hotel Xayaat

[Muqdisho] Maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa weli ka dhex dagaalamaya hoteelka Xayaat ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan muddo ka badan 12 saac oo xiriir ah, waxaana jira khasaare dhimasho…

by Caana
August 20, 2022
Wararka

Basaskii ugu xirfadda badnaa Al-shabaabka oo la Xukumay

[Muqdisho] November sanadkii tegay bartamaheedii ayay ciidamada Amniga ka soo xiraan xaafadda Oodweyn ee degmada Dayniile Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed Yarow oo loo haystaa in uu Alshabaab u qaabilsanaa Howlaha Basaasnimada. Xilliga ay…

by Caana
July 28, 2022
Wararka

Maxabiis dil lagu xukumay oo xabsiga ka baxsaday

[Puntland] Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in xalay xabsi kuyaalla magaaladasai ka baxsadeen maxaabiis loo heestay in ay katirsan yihiin Al Shabaab, kuwaa oo qaarkood xukun…

by Caana
July 14, 2022
Wararka

Tirada Meydadka Al-Shabaab ayaa sii-kordheysa

Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa si xoog ah kula wareegtay isbitaalka guud ee degmada Ceelbuur, halkaas oo ay dhigeen dhaawacyo aad u badan oo dhagarqabayaashooda ka soo gaaray dagaalkii Baxdo. Sidoo…

by Caana
June 20, 2022
Wararka

Al-Shabaab oo lagu jabiyey dagaalkii ay soo qaaday Saakay

Cidanka xooga dalka  ayaa saakay  howgalo ka dhan ah Argagixisada  Al-shabab  kawada inta udhaxeysa dagmoyinka Matabaan iyo Beledweyn ee gobolka Hiiraan. Sakaariisha hogaamineyso howl-galka ayaa sheegay in dhowr aag laga weraray maleshiyad…

by Caana
June 17, 2022
Wararka/Xulka

Download the App

Recommended

Waddani Times's App

pngegg-2

Stay in touch!

Facebook
Twitter
Google+

Recently Added

Download App

About Us

In time of ancient gods, warlords and kings, a land in turmoil cried out for a hero. She was Xena, a mighty princess forged in the heat of battle. The power. The passion.

Authors

  • Jalwa

    Masuuliyiin badan ayaa xilka wayn doonaa mdaxtooyada Soomaaliya oo…
  • Caana

    QORRAXDU MAXAY LA GADUUDATAA SUBAXII IYO GALABTII…
  • dalka

    Dowlada Soomaaliya oo looga fadhiyo 3 arin xalintood sanadkaan 2023

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Facebook-f Twitter Envelope-open-text

Top Authors

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

  • Xulka
  • World
  • Wararka
  • Travel

Links

  • About
  • Privacy
  • Terms
  • Contact

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.

  • Home
  • World
  • Wararka
  • Entrepreneur
  • Dhaqaalaha
  • Caafimaadka
  • Technology
  • Opinion
  • Intereview
  • Sports