Imaaraatka oo Soomaaliya usoo magacawday Safiir cusub [Abu Dhabi] Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bedeshay safiirkoodii u joogay Soomaaliya Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi, waxaana safiirka lagu bedelay mid cusub oo dhawwaan shaqada kala wareegaya. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga… by Caana September 22, 2022 Wararka