Adan Madoobe oo kulan sagootin ah la yeeshay safiirka UAE [Update] Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa Hoygiisa ku qaabilay danjiraha xilka ka sii dagaya ee dalka Imaaraadka Carabta Amb. Mohamed Ahmed Othman… by Jalwa October 27, 2022 Gudaha/Wararka