[Somaliland] Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa beenisay warar sheegaya inay ogolaatay in Madaxda Soomaaliya ay kaqeeb-gali karaan Aaska Abwaan Maxamed ibraahim Hadraawi oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha…