[Mogadishu] Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhawayd codka kalsoonida u qaaday Ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumada Soomaaliya. Kulaan oo ay isku yimaadeen xildhibaada golaha shacab oo ay yimaadeen ku dhawaad…
Rooble: Ra’iisul wasaaraha xukuumada xilkeedu sii dhamaanayo ee Mudane Maxamed Xaseen Rooble ayaa shir gudoomiyay kulanka maantay ka dhacay, kulanaan ayaa ah kii ugu danbeeyay ee ay qabato xukuumadan, waxaana layska xog…
Madaxweynaha: Madaxweynaha jamhuuriyada Xassan Sheikh Maxamuud ayaa safar dibada ah kumaqan, sidaan warbixinteeni hore ku daabacnay waxaa uu casuumaad kahelay dhigiisa Imaaraatka. madaxweynaha oo kumaqam Imaaraat-ka ayaa la sheegay in uu safarka…
Warar saakay naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ay jiraan qasaaro kala duwan oo ka dhashay qaraxyadii xalay ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo, waxaa lasoo sheegayaa in ay jiraan dhimashada…
Waxaa maantay kulan wada yeeshay Ergayga abaaraha uqaabilsan madaxweynaha qaranka Soomaaliya iyo darjirada dowlada Canada ufadhida magaalada Nairobi, kulanka oo ahaa mid mira dhal ah ayaa looga wada hadlay waxyaabo badan oo…
Hogaamiye katirsan Alshaabaab oo wax laga waydiiay in ay wadahadal lafurayaan dowladda cusub ee uu hogaamiyo Xassan Sheikh Mohamud ayuu ugu jawaabay in ay marna lagalayn wax wada hadal ah, Mahad Karatay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya waxa ay ka wada hadleen xoojinta taageerada muhiimka ah oo ay lagarab taagan yihiin Soomaaliya.…