[Mogadishu] Saciid Cabdullahi Deni Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa madaxtooyada maamulkaas oga qeyb galay xuska 1 da Luulyo, sanad guuradii kasoo wareegtay markii ay xoriyadda qaateen gobolada Koofureed ee dalkeena. Madaxweynaha ayaa salaan…
[1da Luulyo] Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa dadka Soomaaliyeed la wadaagay hambalyadda munaasabadda 1da Luulyo oo ay u dabaaldagayaan. Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa sheegay in ay…