free tracking

Somalia oo loo meelmariyay aduun gaaraya $5.4 million

Start
1 min read

[Africa]

Sanduuqa hormarineed oo hooos yimaada Bangiga Hormarinta qaarada Africa (AFDB) ayaa maantay Soomaaliya u ansixiyay aduun gaaraya $5.4 million oo ah deeq lagu taageerayo barnaaminyada sugnaanta cuntada ee Soomaaliya.

Waxaa uu agaasimaha guud ee AFDB ee Bariga Ms Nnenna Nwabufo sheegay in lacagtaan ay wax katari doonto abaaraha ka jira Soomaaliya ee siidaba dheeraaday iyo sidoo kale saamaynta ka dhalatay colaada Ruushka iyo Ukraine ay sii xoojisay haqabbeelka cuntada ee dalalka geeska Africa.

Gudaha Soomaaliya 7 milyan oo qof oo kudhow kala bar bulshada Soomaaliyeed ayaa wajahaya heerar taariikhi ah oo abaareed iyadoo ay ubadan tahay in ay u gudbaan macluul dilaa ah.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.