Warbixinta sanadlaha ah ee uu soo saaro wargeyska Global Fire Power ee taxliiliya awoodaha militari ee wadamada caalamka, warbixinta maantay soo baxday ayaa muujisay Soomaaliya oo kasara martay wadan dhaca qaaradda Yurub oo kamida isbahaysiga NATO.
Soomaaliya ayaa soo gashay kaalinta 139aad halka wadanka Iceland uu kasoo muuqday numberka 142 aad.
Warbixintaan ayaa kafarxisay Somali badan halka ay soo jiidatay dad iyo wadamo badan oo caalamka ah kuwaas oo indhaha ku hayay awooda military ee wadamada caalamka.
Soomaaliya ayaa laga filayn in ay kasoo muuqato number kaan, waxayna xogtaan caddaynaysaa in Somalia ay kujirto dib usoo kabasho balaaran.