[Mozambique]
ciidamada aminga dalka Mozambique ayaa xiray shan qof oo Soomaali ah kuwaas oo lagu eedeeyay in ay ka qayb ahaayeen kooxo falal amni daro iyo afduub kagaystay magaala xeebaadka Beira, dhalintaan ayaa sidoo kale lagu eedeeyay in ay qayb ka ahaayeen kuwa ganacsi ka sameeya maandooriyaha.
sida uu sheegay afhayeenka ciidanka Daniel Macuacua Soomaalida la xirxiray waxaa ay wateen sharciyo fake ama ama been abuura.
“Intii lagu jiray baatitaanka, waxaa la ogaaday inay xiriir la leeyihiin qaar kamida shaqaalaha maxaliga ah kuwaas oo ay u badantahay in ay ufududeeyeen soo saarista documents kaan” ayuu yiri Daniel.
Mozambique ayaa ah meel ay mar walba kasoo talaabaan kumanaan muhaajiriin ah kuwaas oo kasoo talaaba xuduuda Koofur Africa.