free tracking
/

Shirkii ugu danbeeyay ee xukuumada Rooble & dardaaran

Start
1 min read

Rooble:

Ra’iisul wasaaraha xukuumada xilkeedu sii dhamaanayo ee Mudane Maxamed Xaseen Rooble ayaa shir gudoomiyay kulanka maantay ka dhacay, kulanaan ayaa ah kii ugu danbeeyay ee ay qabato xukuumadan, waxaana layska xog waraystay waxyaabihii u qabsoomay inta uu xilka hayay Mudane Rooble.

Rooble ayaa oga mahadceliyay galaha wasiirada sida ay ula shaqeeyaan watigiisi, sidoo kale waxaa uu kula dardaarmay wasiirada in ay lashaqeeyaan Ra’iisul wasaaraha cusub.

waxaa uu Rooble sheegay in uu kula dardaarmay

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.