free tracking
/

Shirkadda Tesla waxay aqbashay Crypto Cusub 

Start
1 min read

Madaxa shirkadda Telsa Elon Musk ayaa sheegay in goobaha shidaalka ee shirkadda laga aqbalay cryptocurrency-ga loo yaqaan Dogecoin.

Magalada Santa Monica ayaa si Official ah u sheegtay in ay aqbalayso lacagta looyaqaan Dogecoin, waxaa uu madaxa shirkadda Tesla waraysi uu bixinayay ku sheegay in shirkadiisu toos u aqbashay Dogecoin.

Elon Mask ayaa yiri “Haa dabcan waad ku bixin kartaa lacagta Dogecoin”, mar uu ujawaabayay Ryan Zohoury, waxay shirkaddu aqbshay Dogecoin iyadoo ay kasoo wareegtay daqiiqado kolkii lfuray laanta Santa Monica.

Elon Mask ayaa sidoo kale xajiijiyay in uu shaqsiyan u maalgashtay Bitcoin iyo Eth sidoo uu leeyahay Dogecoin.

Shirkadda Tesla ayaa sheegtay in go’aankaan uu uyahahy mid u wanaagsan macaamiisheeda, markay noqoto bixinta lacagaha, go’aankan lagama filaynTesla.

Doge coin ayaa wajahayay qasaare saaid ah kaasoo hoos udhacay 7% isbuucaan, sandakaan waxaa uu gaaray meeshii u hoosaysay mudo kabadan sanad uu gaaro, balse waxaa lafilayaa go’aankaan ay gaartay shirkada Tesla in uu sare u qaado qiimaha Dogecoin. 

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.