free tracking
///

Shirkada BOE oo qorshaynaysa in warshado cusub kafurato dalka Vietnam

BOE waa shirkada ugu wayn ee supplier gareesa Apple iyo Samsung.

Start
1 min read

Apple supplier keeda ugu wayn ayaa waxaa ay qorshaynaysaa in warshado cusub ka furato dalka Vietnam.

Shirkadaan loo yaqaan BOE ee ku caan baxday samaynta display-ga waxaa ay suplier gareesaa shirado badan oo sameeya teknooljiyada noocyadeeda kala duwan waxaan ugu wayn Apple iyo Samsung, BOE waxaa ay qorshaynaysaa in ay maalgaliso warshado waawayn oo kafuri rabto dalka Vietnam, waa sida ay ku warameen dad xog ka haysta arimahaan.

maalgashigaan ayaa lagu waramay in ay kubixi doonto maal aduun dhan $400 million oo dollar,

haday BOE mashruucaan maalgaliso waxaa ay noqon doontaa tilaabo hormarineed oo ay horay u qaaday iyo fursad cusub oo ay maalgashadayaasha ka faa’idaysan doonaan, warbixino aan helnay waxaa ay sheegayaan in BOE rabti in ay kiraysato dhul balaaran oo ku yaala Waqooyiga Bietnam si ay oga dhisto mashruucaan balaaran ee warshadaha ah.

BOE waxaa ay dhawaanahaan soo jiidata maalgashadayaal badan oo dunida ah kuwaas rajo wanaagsan ka qaba shirkadaan caanka ku ah samaynta iyo wax soo saarka qalabka teknoolajiyada iyadoo supplier gareesa shirkado badan oo sameeya smartphone, computer, TV iyo cameras ka, sidoo kalan ku jirta shirkada ugu wayn ee supplier gareeya Samsung iyo Apple.

ku bilaaw maalintaada habraaca wararka kusalaysan dhaqaalahaganacisigacaafimaadka iyo Teknoolajiya—- si ayasan kuu dhaafin E-mali kaaga halkaan hoose noogu reeb — Mahadsanid 🖤

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.