free tracking

Shirka Guddiga qabanqaabada Todobaadka Xorriyadda

Start
1 min read

SHIRKA GUDDIGA QARAN EE QABANQAABADA XUSKA SANAD GUURADA 62 AAD EE 26KA JUUN IYO 1DA LUULIYO

Shirka Guddiga Sare ayaa warbixin ka dhageystay Guddi-hoosaadyada uu ka koobn yahay Amniga, Warbaahinta &Wacyigalinta  iyo Hab-maamuuska iyo Bilicda oo ayna kala hogaaminayaan qaar kamid ah Wasiirada XFS

Waxa ayna kusoo bandhigeen shaqada meesha ay u kala mareeyso, kulanka oo ka dhacay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska

Ugu dambeyn,  Guddoomiyaha Guddiga Wasir Osman Dubbe ayaa bogaadiyey  shaqada ay hayaan guddi-hoosaadyadaan oo si adag iskaga xilsaaray qabanqaabada xuska Sanad Guurada 62aad ee 26ka Juun iyo 1da Luuliyo.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.