free tracking
/

Sanbaloolshe oo xukuumada cusub kasoo muuqan doona iyo..

Start
1 min read

[Mogadishu]

waxaa dhawaan cod aqlabiyad ah kahelay baarlamaanka Somalia mudane Xamse wasiirka koowaad ee xukumaada cusub, ra’iisul wasaare Xamse ayaa kadib bilaabay kulamo uu la aqaadanaayo madax badan oo kala duwan, kuwaas oo uukala tashanaayo dhisida xukuumadiisa cusub.

ra’iisul wasaare Xamse ayaa wada dhisida xukuumadiisa iyadoo ay ilo wareedyo ku dhow aynoo xaqiijiyeen in golihiisa wasiirada ay gaari donaan 30 wasiir oo kaliya.

sidoo kale waxaa laxaqiijiyay in xukuumadan lagu soo dari doono ilaa 4 wasaaradood sida wasaarada deegaanka iyo mida Bey’ada.

1-Wasiirka Gaashaandhiga Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanka Xaaji).

2-Wasiirka Cadaalada Xasan Macalin Maxamuud.

3-Wasiirka Caafimaadka Maxamuud C/raxmaan Beena beene.

4-Wasiirka arimaha gudaha & federaalka Abshir Maxamed Bukhaari.

5-Wasiirka Howlaha guud iyo guryeynta Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi.

6-Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Prof,Maxamuud Cali Sheekh (Doodishe).

sidaan wararka kuhelayno waxaa macquul ah in uu isbadal ku yimaado hay’adahaan iyo cidii loo magacaabaayaba, waxaa sidoo kale la filayaa in madax xilal kala duwan ka haaya dowladda iyo maamul gobolredyadaba ay kasoo muuqdaan xukuumadaan cusub.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.