free tracking
/

Saciid Dani oo waji gabax kala kulmay Xassan Sheikh

Start
1 min read

saciid Dani madaxweynahay maamulka puntland ayaa xalay waji gabaxnimo kala kulmay

madaxweynaha soomaaliya Xassan Sheikh maxamuud kadib kolkay xalay is ku fahmi waayeen qofka loo magacaabaayo Ra’sul wasaaraha dalku yeelanayo.

waxaa laxasuustaa in Saciid Dani uu aad ula dagaalsanaa madaxweynihi hore Maxamed Cabdulahi Farmaajo isaga oo qayb weyn kacayaaray riditaankisa iyo soo saaristii Xassan Sheikh Maxamud, xalay ayuu Saciid Dani waxaa uu koox koox ula kulmay xildhibaanadi soo doortay, mana cadda waxa uu kala hadlay.

Inkastoo loolan adag loogu jiro cidda qaadanaysa Ra’sul wasaaraha dalka misana warar aan helayno ayaa sheegaya in uu Xassan Sheikh ka booday Sacid Dani oo uu isleeyahay amay isfahan xumo dhacdaa oo hadhow isku dhac yimaadaa.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.