free tracking

Saadaashi udanbaysay ee magacaabista Ra’iisul wasaaraha 

Start
1 min read

Waxaa heer gabagaba ah maraya magacaabista Ra’iisul wasaarah cusub ee soomaaliya,

kulama uu waddo madaxweynaha qaranka ayaa maraya heer gabagaba ah, latashiyo iyo kulamo uu laqaadadanayo maamul goboleedyada iyo madax kala duwan oo katirsan xisbiga UPD.

Warar hoose oo aan helayno ayaa sheegaya in madaxweynuhu laga yaabo oo ay aad udhowdahay in uu Ra’iisul wasaare u magacaabi doono Hamza Barre oo aan horay usaadaalinay in loo magacaabo xilkaan, saadaashu waxay ubdantahay Hamza Barre oo udhashay Jubbaland kana soo jeeda beesha Ogaadeen.

Hamze waxaa uu katirsanyahay xisbiga talada dalka haye ee UPD, Madaxweynaha oo casharo badan kabartay Ra’iisul wasaarayaashii hore ayaa ku xushay in Hamza Barre uu aqoon dheer uleeyaay sidoo kalana ay wada shaqayn karaan.

Saadaashu siday udhacdo aan aragno

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.