free tracking

Ra’iisul Wasaare Xamse oo shaaciyay go’aankiisa hadii ay iskhilaafaan Madaxweynaha dalka

Start
1 min read

[Mogadishu]

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo shalay xasaanad ka helay barlamaanka Soomaaliya, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay suurtagalnimada in khilaaf dhexmari karo isaga iyo madaxweynaha, si lamid ah madaxdii dowladdihii ka horeeyay.

Raysal wasaare Xamse oo wareysigii ugu horreeyay siiyay VOA Somali, waxa uu sheegay inuu aaminsan yahay, in isaga iyo madaxweynuhu is khilaafi karaan, yeellana karaan aragtiyo kala duwan.Raysal wasaaraha wuxuu sheegay in loo baahan yahay, in khilaaf kasta oo yimaada lagu xallin karo hab farsamo. Wuxuuse rajo weyn ka muujiyay inay madaxweynaha si dhow u wada shaqayndoonaan.Wuxuu sheegay inuu soo dhisidoono xukuumad awood u leh fulinta ajendayaasha waawayn ee dowladda horyaala. Wuxuu tilmaamay inuu xukuumadaas usoo xulandoono cid walba oo leh, hufnaan, aqoon iyo karti.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.