free tracking

Ra’iisul wasaare Xamse oo kulamo kala duwan la qaadanaya beesha caalamka 

Start
1 min read

[Mogadishu]

Raiisul wasaaraha dalka mudane Xamse Cabdi Bare ayaa xafiiskiisa maantay ku qaabilay safiirka dowlada UK ee Soomaaliya, Kate Foster oo ay kawada hadleen xiriika u dhexeeya labada dal iyo sidii loo siixoojin lahaa iskaashiga labada dal kadhexeeya.

Sidoo kale ra’iisul wasaaraha iyo safiirka ayaa kawada hadlay sidii loo dardargalin lahaa howlaha ay UK ka wado Soomaaliya sida gurmadka abaaraha iyo xoojinta amniga.

Dhanka kale ra’iisul wasaare Xamse ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Shiinaha ufadhiya Soomaaliya Qin Jian, iyagoo kawada hadlay xoojinta xariirka taarikhiga ah ee ka dhexeeya Jamhuuriyada Soomaaliya iyo dowlada Shiinaha.

Safiirka Shiinaha

safiirka UK

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.