free tracking
//

Ra’iisul wasaare Hamse oo dhiiri galiyay ciidanka qaranka si toos ahna..

Start
1 min read

[Mogadishu- News]

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre Ayaa Si Toos Ah Khadka Taleefanka Kula Hadlay Qaar Kamid Ah Mas’uuliyiinta Hoggaaminaya Kacdoonka Argagaxisada Looga Xoreynayo gobollada Hiiraan iyo Galgaduud.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Wasiirka Gaashaandhigga, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Taliyaha Ciidanka, General Odowaa Yuusuf Raage ku bogaadiyay doorkooda hoggaamineed howlgalka guuleystay ee dib-u-xoreynta dalka.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa xubnaha telefoonka uu kula hadlay waxa ay kala yihiin Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yusuf al-Caddaala, Xildhibaan Maalik Cabdalla, Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye, Guddoomiyaha degmada baxdo Maxamed Cabdullaahi Muuse iyo Cali Cismaan Cabdi (Cali Guud) oo ka mid ah abaanduulayaasha ciidanka deegaanka.

Ra’iisul Wasaaraha oo ka duulaya mabaadii’da ku qotoma Tiirka Dib u Xoreynta iyo Sugidda Amniga, ayaa wuxuu tallaabadan u qaaday si uu u dhiirigeliyo naftood hurayaasha ku sugan jiidda hore ee dagaalka gobollada Hiiraan iyo Galgaduud.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.