free tracking

Ra’iisul wasaare Hamse oo bilaabay latashiyo la xiriira dhisida xukuumadiisa cusub

Start
1 min read

[Mogadishu]

Ra’iisul wasaaraha dalka mudane Hamse Abdi Barre ayaa lagu wadaa in uu bilaabo wadatashiyo laxiriira dhisada xukumadiisa cusub.

Xamse ayaa kulamadaan lagu wadaa in uu ku bilaabo gudoonka labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya sidoo kale madax sarsare oo katirsan dowlada, ra’iisul wasaaraha ayaa horay ubalan qaaday in uu dhisi doono xukuumad ka shaqayn doonta hormarka dalka, amniga sidoo kalana uu dalka ka saari doonto xaalada cakiran ee uu dalka kujiro.

Xamse oo xilka loo magacaabay 15-kii bishaan ayaa wixii xiligaas ka dambeeyay uu bilaabay wada-tashiyo ku aadan sidii uu usoo magacaabi lahaa Golihiisa Wasiirada, oo ay doonayaan inay kasoo muuqdan siyaasiyiin xilal haya iyo kuwo horay u soo qabtay.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.