free tracking

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta kulan xogwaran layeshay Madaxweynaha JFS

Start
1 min read

[Muqdisho]

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ,ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh  Maxamuud oo ka soo laabtay socdaal rasmi ah oo uu ku tagay dalka Masar.

Ra’iisul Wasaaraha oo kulamo wadatashi ah maalmahan la lahaa qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxa uu uga xog warramay Madaxweynaha halka ay marayso hawsha dhisitaanka xukuumad tayo leh oo ka jawaabta arrimaha mudnaanta u leh horumarinta bulshada Soomaaliyeed.

Sida aan wararka ku heleyno Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa isla meel dhigay Shaqsiyaad ay noqonayaan golaha cusub ee Wasiirada iyo shaqsiyaadka kasoo muuqan doona xukuumada cusub.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.