free tracking

Ra’iisul wasaaraha dalka iyo dhigiisa Yaman oo khadka Taleefanka ka wada hadlay

Start
1 min read

[Muqdisho]

Ra’iisul wasaaraha Yaman Dr Muciin Cabdi Almalik ayaa qadka taleefanka kula soo xariiray Ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Xamse Barre si uu ugu hambalyeeyo Magacaabistiisa iyo Kalsoonida gollaha Shacabka ee shalay uu helay.

Dhanka kale Ra’iisul wasaaraha Yaman ayaa ugu hambalyeeyay Ra’iisul wasaaraha dalka Munsaabadda Maalmaha xuriyadda ee dalka ee 26ka June iyo 1da Luulyo.

Labada masuul ayaa ka sheekeystay xiriirka soo jireen-ka ee labada dal leyihiin, sidoo kalena waxa ay dhiirigaliyeen in horay loo sii wada jaan-qaado.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.