free tracking

Ra’iisul wasaaraha cusub oo la kulmay gudoonka aqalka sare 

Start
1 min read

Ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xamze Barre ayaa kulankiisi ugu horeeyay la yeeshay gudoonka aqalka sare,

Ra’iisul wasaaraha ayaa booqasho ugu tagay gudoonka aqalka sare, gudoomiyaha ayaa u habalyeeyay Ra’iisul wasaaraha cusub, waxa uuna alle oga rajeeyay in uu lagarab galo xilka cusub ee loo magacaabay, Ra’iisul wasaaraha ayaa ka codsaday gudoonka in ay la shaqeeyaan xukuumadda cusub ee uu soo dhisi doono dhawaan.

 Xamze waxaa uyaala shaqooyin aad ufarabadan waxaana maalmahan lafilayay in uu kulamo kala duwan layeesho madax kala duwan.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.