free tracking

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo dhoweynayay

Start
1 min read

[Muqdisho]

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeyb galay munaasabad soo dhaweyn ah oo ay u sameeyeen aqoon yahannadii wax ku soo baratay dalka Malaysia, oo ay kamid ahaayeen mudanayaal katirsan golayasha dowlada, taas oo lagu soo dhaweynayay magacaabistii iyo kalsooni siintii Baarlamaanka ee Ra’iisul Wasaaraha.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa bogaadiyay dadaalada aqoon yahanada Soomaaliyeed ee wax ku soo bartay jamacadaha diba dadaalka ay ku bixinayaan dowlad dhisida.

Aqoon yahannadii ka qeybgalay munaasabadi lagu soo dhoweenayay Ra’iisul Wasaaraha oo ay ku jireen musuliyiin ka tirsan dowladda ayaa Alle uga baryey in uu la garab-galo masuuliyada qaran ee loo idmaday.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa aqoon yahannadii uu lakulmay uga warbixiyay qorshihiisa ku aadan dhismaha xukuumad tayo leh oo dalka u horseeda amni iyo hormar mustaqbal wanaagsan u abuureyta jiilka soo koraya.

Caana

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.