free tracking
/

Qaraxyo aad u xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Start
1 min read

[update]

Qarax aad u xooggan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa daqiiqado yar kahor ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhaw Isgooska Soobe.

Warar horu dhac ah aan heleyno ayaa sheegaya in qaraxa hore lagu weeraray wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya oo kutaalla agagaarka laami yaraha Soobe , waxaana qaraxa kaddib la maqlay rasaas xooggan.

Kooxo hubeesan ayaa warar soo baxaya sheegayaan in ay galeen dhismaha wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare kana dagaalamayaan, waxaana aagaasi gaaray ciidamo katirsan dowladda oo wadooyinka xir xiray.Qarax kale oo labaad misna aad u xooggan ayaa isna laga maqlay aaga uu ka dhacay qaraxii hore, xaaladda magaalada Muqdisho ayaana xilligan ah mid qasan oo cabsi badan dadku dareemayaan

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.