free tracking

Qarax wayn ayaa ka dhacay dalka Ethiopia  

Start
1 min read

Dad ku dhow ilaa 6qof ayaa ku dhintay qarax goor dhawayd kadhacay dalka Ethiopia.

Qarax ayaa ahaa mid loo adeegsaday banbaano, kadin markii ay ciidamada amaanku isku dayeen in ay hub kadhigis ku sameeyaan shaqsiyaad iminka dowladda u xiran sida sheegeen Police ka.

Ciidamada ayaa xiray burcad hubaysnayd kuwaas oo diiday in ay si nabada ku dhiibaan hubkii ay wateen, burcadda ayaa iminka ku xiran saldhiga police ka ee magaalada Dessie.

Ragaan burcadda ayaa lagu ee eedeeyay in ay geeteen qaraxa, waxaana dhimashadu gaaraysaa ilaa 6 ruux waa sida aan xogta ku helanaye, oo 2 ka mida yihiin ciimdanki, halka 4 ta katana ay yihiin burcaddii qaraxa gaystay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.