Waxaa dhawaan hadlay Professor Abdiwahaab Sheikh Abdisamadoo ka hadlay afduubkii sii dhacay sanadki tagay ee 2021,
Professor ka waa agaasimaha machadka daraasaadka Istiraatijiyadda ee Geeska Afrika waxaa uu ugu baaqay madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mahamud in uu furu baaritaan ku saabsan afduubkiisii sanadkii hore loo geystay.
Professor ka ayaa waxa uu kusoo aadayaa xili uu waraysi baxshay taliyehii hore ee hayada NISA ee Fahad Yaasiin, waxaa uuna professor ka sheegay in uu aad oga walwalsanyahay oo ay walaac kubeertay arinta uu Fahad Sheegay ee ah in afduubkii loo gaystay uu kadanbeeyay ra’sul wasaaraha dalka Rooble.
“Waxaan ka codsanayaa dowladda Iswiidan in ay ka qayb qaadato raadinta caddaalada, iyada oo la tixgalinaayo in kiiskaan uu quseeyo mid kamid ah muwaadiniinteeda” ayuu yiri professor Abdiwahaab.