free tracking
//
Live

Olalaha Elon Musk ee dib usoo celinta xayaysiiyayaasha ma wacna iminka

Maamulayaaasha shirkada ayaa Elon u samaynaya ubalanqaadyo kala duwan iyo in ay shirkada kusoo kordhin doonaan teknoolajiyad cusub.

2 mins read

Tan iyo kolkii uu Elon shirkada lawareegay waxaa u sameeyay is badalo taabanaya dhinacyo badan sida isbadalka uu ku sameeyay shaqaaalaha isagoo shaqaale badan u arkay in aysan shirkada waxba u ahayn deetana shaqada ka eryay, isagoo keenayna rag cusub oo u arkay in ay isbadal cusub sameen karaan, sidoo kale Elon waxaa uu sameeyay in uu account badan fasoxo kuwaas oo horay loo xayiray kuwa cusub-na uu iminka xayiray, waxaa xusid mudan in uu isbadal ku sameeyay sharciyada loo raacayo tweet-ka.

Wali tilaabo uma qaadin dhankaan

Qaybaha uusan wali taaban misana culayska ku haya Elon waxaa iminka ka mida mustaqbalka ay shirkadu yeelan doonto ama ay wajahayso.Qaybaha uusan wali taaban misana culayska ku haya Elon waxaa iminka ka mida mustaqbalka ay shirkadu yeelan doonto ama ay wajahayso.

Mustaqbalka shirkada

Cilmi baaris ay samaysay shirkada cilmi baarista ee loo yaqaan Pathmatics ayaa sheegtay qiyaasti 70% 100 ka ugu sareeya ee sameeyay xayaysiiyaasha waxaa ay yimaadeen Ka hor inta uusan Elon lawareegin shirkada, waa culays baaxad wayn oo uu taajirkan iska indha tiri karin, iyadoo warbixintii sanadkan soo baxday ee ku aadaneed kobaca shirkadu uu sheegay in 89% dakhliga shirkada oo ayaa $5.1 billion waxaa uu kayimid xayaysiinta.

Isbuuci lasoo dhaafay waxaa dhacay kulan lala yeeshay xayaysiiyaasha ayay lataliyaasha Musk waxay isku dayeen in xaalada cabsi ladajiyo una durbaan garaacaan xiisada cusub ee Twitter iyo hogaankeeda, waxay meesha kasheegeen in ay keeni doonaan oo upgrade ku samayn doonaan system ka xayaysiinta iyagoo macaamisha u ogolaan doona in ay sameeyaan purchase oo ay helaan options siinaya in ay isla meeshaas ku gadan karaan.

Features ka aan iminka kahadlayo hadii lagu soo daro Twitter aniga waxaa ii muuqata in ay isbadal imaan doono, adigana siday kula tahay comment kaga noogu reeb.

Xayaysiiyaasha iyo macaamiishaba waxay aad udanaynyaan in ay helaan isbadal dhan walba ah iyo qaasatan ads-ka, shirkado badan oo sameeya xayaysiinta ayaa kafakaraya in ay xariirka ka goostaan twitter, laga yaabo in isbadalka labalan qaaday wax badan kabadali doono xariirka ka dhexeeya macaamiisha iyo twitter.

Elon musk waxaa uu sheegay in uu qorshaynayo in uu dib oga laabto qorshihiisi ahaa in uu noqdo CEO -ga twitter, isagoo gas badalelkeeda samayn magacaabi doona qof kale oo CEO noqda, kadibna xogta uu ka helo hogaaniyaha uu magacaabo, Musk ayaa doonayay in uu noqdo CEO ga twitter waxaa twitter kiisa soo dhigay poll uu dadka kuwaydiinayo in ay doonayaan in uu noqdo CEO ga shirkada balse dadka 57% waa diideen, waxaa uuna mar sheegay in uu macaamiisha codkooda raaaci doono.

codaytu sidaan ayay u dhacday

Mr. Musk waxa uu sheegay in uu doonayo in uu hoos u dhigo ku tiirsanaanta Twitter-ka ee doollarka xayaysiisyada iyo in la dhiso ganacsi isdiiwaangelin adag oo ku dhow $8-bishii qorshe lacag bixin ah, ama $11 bishiiba kuwa iska diiwaan galiyay aaladda gacanta ee Apple Inc. Dhanka kale, isaga iyo kooxdiisa kama aysan quusan soo celinta xayeysiiyayaasha.


Ku bilaaw maalintaad habraaca wararka ku salaysan dhaqaalaha, ganacisiga, caafimaadka iyo Teknoolajiya—- si ayasan kuu dhaafin E-mali kaaga noo halkaan hoose noogu reeb ❤️ Mahadsanid ❤️

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.