dhawaanahaan waxaa socday dagaal lagula jiro Alshabaab kaasoo hogaanka guushiisu hayso dowlada fedraalka Soomaaliya, intii uu dagaalkaan socday Alshabaab waxaa laga saaray dhowr magaalo oo waawayn, maagaalooyinkaas oo ay katalinayeen 10-kii sano ee lasoo dhaafay.
war iminka nasoo gaarayna waxaa uu sheegayaam in Alshabaab isaga bexeen degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
sida dad deegaanka laga soo xigtay Alshabaab ayaa shacabka amray in ay isaga baxaan magaalada ka hor inta aysan iyagu kabixin, wararka ayaa intaas ku daraaya in kooxda iyo shacabkii ay ka xaysteen u baxeen miyiga iyo tuulooyinka ka baxsan degmada Xarardheere.
dhanka dowlada waxaa wali socda abaabulada dagaal ee ay kawado gobolka Mudug.
Ku bilaaw maalintaada habraaca wararka ku salaysan Dhaqaalaha, Ganacsigayada, Maaliyada, Caafimaadka iyo Teknoolajiyada.
Si aysan kuu dhaafin daabacadeena fadlan halkaan hoose noogu reeb E-mail kaaga — Mahadsanid 🖤