free tracking

Muxuu ahaa ujeedka kulanka Bamse ibo safiirka Imaaraadka

Start
1 min read

[Mogadishu]

Mudane Xasme Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa maantay ku qaabilay safiirka Imaaraadka carabta u fadhiya Soomaaliya mudane Maxamed Axmed Al-cusmani, iyagoo kawada hadlay xiriirka labada dal.

Qoraal kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in Xamse uga mahad celiyey dowlada Imaaraadka Carabta taageerida dowladnimada Soomaaliya, waxaa uuna intaas kusii daray in uu xoojin doono xiriirka labada dal.

Dhankiisa safiirka Dowladda Imaaraadka, ayaa Ra’iisul Wasaaraha uga mahad celiyey soo dhawaynta qiimaha badan, isagoo sheegay in Dowladda Imaaraadka Carabta iyo hogaankeeduba ay diyaar u yihiin in Soomaaliya ka taageeraan dhinacyo kala duwan sida, gurmadka  abaaraha, amniga, horumarinta iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.