free tracking
/

Muuse Biixi oo lakulmay Aline Kuster iyo wafdi uu hogaaminaayo

Start
1 min read

[Somaaliland]

Madaxweynaha Soomaliland mudane Muuse Biixi ayaa waxaa kuu kulan la qaatay safiirka France ufadhiya Kenya iyo wafdi uu hogaaminaayay, Amb Aline Kuster iyo wafdigiisa ayaa safar shaqo kujooga Soomaaliland.

Kulan oo kuqotomay xiriirka labada dal ayaa waxaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriika kadhexeeya Soomaliland iyo France, sidoo kale waxaa kulan looga hadlay siday France qeyb oga qaadan lahayd dooroshooyinka kusoo foodleh Soomaliland, iyo iskaashiga ganacsi ee labada dal.

sidoo kale inta uu kulanku social waxaa laysku soo qaaday sidii dib loogu bilaabi lahaa wadahadala udhexeeya Soomaliland iyo Somalia oo hakad ku yimid.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.