free tracking
//

Maxay kawada hadleen wasiirka arimaha dibada Somalia iyo dhigiisa Serbia?

Start
1 min read

[New York- Newa]

Waxaa maantay magaalada New York kulan ku yeeshay wasiirka arimaha dibada Mudane Abshir Cumar Jaamac iyo dhigiisa dalka Serbia Mudane Nicola Selakovic.
labada masuul ayaa kawada hadlay arimo badan oo ku saabsan labada dal iyo sidii loo hormarin lahaa cilaaqaadka ku aadan dhinacyada waxbarashada, ganacsiga , nabad-galyada, maalgashiga, tababarka technoolajiyada iyo sidoo kale iskaashi dhanka siyaasada oo dhexmara labada dal.
Soomaaliya iyo Serbia ayaa leh xiriir wanaagsan aadna u sii horumarayay waayadaan dambe, kaas oo haatan wixii ka dambeeya noqonaya mid sii laba jibbaarma.
kulan kan ayaa kusoo dhamaaday jawi dagan oo farxadeed iyo sidii loo ilaalin lahaa isla markaana loo joogtayn lahaa xiriiradaan.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.