free tracking

Marwadi ugu horaysay oo dalka kusime madaxweyne lanoqotay

Start
1 min read

waxaa markii ugu horaysay taariikhda dalka

dhacday in dalka ay marwo ka noqoto kusime madaxweyne, kadib markii uu madaxweynaha iyo gudoomiyaha baarlamaanka ay safar u aadeen dalka dibadiisa, madaxweynaha oo dalka isutaga imaaraatka carabta u aaday kadib casuumaad uu kahelay dhigiisa.

Inta uusan madaxweynuhu dalka ka dhoofin waxaa uu shir kula qaatay gudaha airport ka marwo Sacdiyo Xaaji Aadan oo iminka ah kusimaha madaxweynaha dalka.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.