Cayaartan adag ee dhexmartay Man city iyo kooxda martida loogu ahaa Stamford Bridge ee Chelsea ayaa kusoo dhamaatay 1-0, taaasoo micneheedu yahay in Man city kadhigtay farqiga dhibcaha 5, Arsenal ayaa hogaanka ku haysay 8 dhibcood.
Kooxda Chelsea ayaa kusoo gashay shaxda hoos idinkaga muuqata, inkastoo lineup-kooda ahaa mid wacan misana waxaa loo saadaaliyay in ay badin doonaan game kan.

Halkaan hoose ka eeg lineup-ka man city oo isana ahaa mid ka liidan kan Chelsea

Cayaarta oo ahayd mid adag ayaa laysmari waayay qaybta hore balse nasiib wanaagan daqiiqadi 63* waxaa kooxda Man city goal u dhaliyay laacibka da’da yar ee Mahrez.
Guushaan ayaa Man city oga dhigan in ay Arsenal 5 dhibcood oo kaliya ka danbayso.
Halka Chelsea guul daradaan oga dhigantahay in ay udheceen kaalinta 10-aad iyagoo kooxda kaalinta 4aad kujirta ee Man U ka dabayn doona 10 dhibcood.
Halka sidoo kale ay 10 dhibcood ka horeeyaan kooxda kujirta booska lagu haro ee 18aad, booskaas oo ah iminka haysato kooxda Everton.
Ciyaarta ayaa aheyd mid adag qeybtii hore iyadoo Chelsea ay qarka u fuushay inay hogaanka u qabato ciyaarta kolkii Chukwuemeka uu birta garaacay.