free tracking
/

Magacaabista gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir oo…

Start
1 min read

Waxaa dhawaan soo idlaatay magacaabista wasiirka 1aad ee xukuumada fedraalka Soomaaliya.

Markaan waxay diiradu saarantahay magacaabista gudoomiyaha gobolka banaadir, xisbiga talada dalka haya ee UPD waxaa u diyarsan dhowr qof oo ladoonayo in midkood loo magacaabo gudoomiyaha gobolka banaadir, sida aan warar house ku helayno oo ay noo sheegayaan in kuwa horay xilkaan usoo qabtay dib loo magacaabo, waxaa sidoo kale warar ku sheegayaan in madaxweynuhu doonayo in uu qof cusub xilkaan u magacaabo, waxaa taagan dood u dhaxaysa golaha xisbiga talada haaya.

Sidoo kale waxaa talada lagu soo daray oo la doonayaa in lakala qaado labada jago ee kala ah gudoomiyaha gobolka banaadir iyo duqa muqdisho.

Warar hoose oo waddanitimes soo garaana waxaa ay sheegayaan in xilkaan dadka ugu cadcad uu kujiro General Xasan Maxamed Xuseen – Muungaab oo horay xilkaan usoo qabtay 2014-2015.

Wixii warar ah ee kusoo siyaada dib ayaan idinkala soco siin doonaa in shaa allah.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.