free tracking

Madaxweyne Xassan Sheikh oo raadinaya kubiirista ururka EAC

Start
1 min read

[Mogadishu]

Warar dhawaan naga soo gaar madaxtooyada Soomaaliya aya sheegaya in madaxweyne Xassan Sheikh Maxamuud uu udhoofayo dalka Tanzania, si uu taageero ugu raadiyo in Soomaaliya ay ka mid noqoto dalalfa ku bohoobay dallada Bulshada Bariga Africa ee EAC.

Sidoo kale diblomaasi sare oo reer Brundi ayaa sheegay in dalkiisu gudoomiyinimada kala wareegi doono dalka Kenya, waxaa uu sheegay in uu taageeri doono musharaxnimada Soomaaliya, waxaa uu intaas kudaray in ay jiraan wadamo badan oo taageeri doona arinkaas.

Bayaanka kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay dowlada Soomaaliya horay ugudbisay codsigaan sanadii 2016.

“Dhaqaalaha wadajirka ah ee dalladdan sanadkii waxaa lagu qiyaasaa in ka badan 300 oo Bilyan oo Doolarka Maraykanka ah, iyada oo wadarta tirada dadweynaha ku nool dalalkan lagu qiyaaso 312 oo Malyan kuwaasi oo leh hal Baasaboor oo mideeya” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka madaxtooyada.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.