free tracking

Madaxweyne Xassan Sheikh Mahamud oo dalka ka dhoofay 

Start
1 min read

Madaxeynaha Jamhuuriyadda fedraalka Soomaaliya iyo

wafdi uu hogaaminaayo u anbabaxay dalka isutagga imaaraadka carabta, madaxweynaha ayaa casuumaad kahelay dhigiisa dalka isutagga Imaaraadka carabta Sheikh Mohamed Binu Saayid.

Safarka madaxweynaha ayaa qaadan doona muddo labo maalmood ah, waxaa uuna ku qotomaa xoojinta xiriirka labada waddan iyo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, sidoo kale fududeynta ganacsiyada iyo isusocodka bulshada.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.