free tracking
//

Madaxweyne Xassan oo safar qarsoodi ah kutagay dalka Imaaraatka Carabta(sirta..)

Start
1 min read

UAE

Waxaa maalinkii labaad safar qarsoodi ah dalka Imaaraatka ku jooga madaxweynaha dalka

Mudane Xassan Sheikh Maxamuud, iyadoo lahelayo macluumaadyo hordhac ah.

Sida wararku sheegayaan madaxweynaha ayaa horay usii kaxaystay xubno kooban, iyadoo ay

Karanyihiin xubnaha wasaarada arimaha dibada iyo kuwa madaxtooyada Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa la sheegay in madaxweynuhu uu dalka isutaga Imaaraatka carabta uu utagay

Arimo caafimaad isagoo mari doona baaritaano guud.

Waxaa lasheegay in madaxweynuha inta uu dalkaas joogo uu madaxda Imaaraatka kala hadli

Doono sidii taageero dhanacyo kala duwan leh loo siin lahaa dowladiisa, iyadoo taageeradaas ay

Kamid tahay dhaqaalaha iyo milatariga oo dagaal culus kula jira nabad diidka.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaan shaacin xogta safarka madaxweynaha iyo sawirrada tagistiisa dalkaasi, iyadoo shakiyo kala duwan ay ku geedaaman yihiin qarinta safarkan oo ah mid aan rasmi eheyn.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.