free tracking
/

Madaxweynaha Xassan Sheikh iyo wafdigiisa oo lakarantiilay

Start
1 min read

[wafdiga Madaxweynaha]

warar lagu kalsoonaan karo oo naga soo gaaraya dalka isutaga imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in wafdiga madaxweynaha Soomaaliya laga helay caabuqa Corona virus sidaasna lagu galiyay katantiil, waxaa ay wararku intaa kudarayaan in xubbaha laga helay cudurka ay kujiraan agaasimaha hay’adda nabad sugidda qaranka Mahad Maxamed Salad iyo sidoo kale xubno kale oo wafdiga ka mid ahaa.

Safarka madaxweynaha ayaa loo qorsheeyay in uu soo dhamaado maalin nimadi shalay balse arrintaan ayaa sababtay in madaxweynahu uusan wali lakulmin dhigiisa, sidaasna uu dib udhacu ku yimid.

safarka madaxweynaha ayaa qaatay mudo ka badan intii loo qorsheeyay, waxaana madaxweynaha sugaysa shaqooyin badan oo ay kamid tahay horgaynta Ra’iisul wasaaraha ee golaha shacabka si ay u ansixiyaaan.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.