free tracking
/

Madaxweynaha oo udhoofaya magaalada..

Magaalada Baydhabo waxaa barito ka furmaya shirka dib u heshiisiinta Koofur Galbeed!

Start
1 min read

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu tago magaalada Baydhabo si uu oga qayb galo shirka dib u hishiisiinta ee ka furmaya barito.

Waxaa magaalada sii gaaray wafdi uu hogaamiyaano Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya mudane Xuseen Sheikh kaasoo hor dhac u ah safarka madaxweynaha ee ku aadan Bayadhabo.

Shirkaan oo uu ku dhawaaqay gudoomiyaha golaha shacabka ee Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ujeedadiisu tahay in lagu xaliyo khilaafka ka taagan ee qabsoomida doorashada madaxweynaha Koofur Galbeed taasoo sababtay shaqaaqooyin dad badan ku dhinteen bishii lasoo dhaafay ee Dec 2022, iyo sidii looga bilaabi alahaa deegaanada Koofur Galbeed howlgalada ka dhan ka ah Al-shabaab.

Shirkaan ayaa horay dib ugu dhacay kaasoo markii hore qorshuhu ahaa in uu furmo 5-tii Jan ee sanadkaan balse baaqday.

Ku bilaaw maalintaada habraaca wararka ku salaysan DhaqaalahaGanacsigayadaMaaliyadaCaafimaadka iyo Teknoolajiyada.

Si aysan kuu dhaafin daabacadeena fadlan halkaan hoose noogu reeb E-mailkaaga — Mahadsanid 🖤

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.