Madaxweyanaha dalka Mudane Xassan SHeikh Maxamuud oo ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo dalka Talayaaniga ayaa kudhabad uu ka jeediyay Jaamaca LUISS kaga hadlay dagaalka hakadka galay ee ku aadan Alshabaab, madaxweyanaha ayaa sidoo kale ka hadalay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Talayaaniga iyo Soomaaliya iyo halkaganka shacabka iyo dowladu kula jiraan nabad-diidka, waxaa uu sidoo kale khubadiisa kaga hadlay qorshaha dowlada ee wax ka qabashada caqabadaha ka dhashay amni darada, colaadaha iyo furasadaha maalgashi ee ka jira dalka.
Sidoo kale madaxweynuhu waxaa uu ku nuux-nuuxsaday muhimada ay leedahay in loo midoobo dabar-goynta kooxaha nabad-diidka sii loo helo duni babdoon oo ay ka jirto cadaalad iyo hormar.
Ku bilaaw maalintaada habraaca wararka ku salaysan Dhaqaalaha, Ganacsigayada, Maaliyada, Caafimaadka iyo Teknoolajiyada.
Si aysan kuu dhaafin daabacadeena fadlan halkaan hoose noogu reeb E-mailkaaga — Mahadsanid 🖤