free tracking
/

Kulan wadajir ah oo ay yeelanayaan golayaasha baarlamaanka dalka

Start
1 min read

[Mogadishu]

waxaa maantay kulan wada jir ah yeelanaya golayaasha baarlamaanka dalka, kaas loogu fariisanaayo aqrinta labaad ee miisaaniyadda dalka taasoo ay soo gudbiyeen golaha wasiirada Soomaaliya, miisaaniyaadaan ayaa ah tii ugu badnayd ee ay soo gudbiyaan golaha wasiirada.

“Berri oo Talaada ah 28 June waxaa jira kulanka Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Ajendaha kulanka waa Akhrinta 2aad ee Miisaaniyadda 2022” ayaa lagu yiri qoraal xalay loo kala diray xildhibaanada.

Senatorada Golaha Aqalka Sare ayaa dhankooda loo diray farriin sheegeysa inuu jiro kulankii Wadajirka ahaa ee Labada Aqal ee BFS, inkastoo aqrintii 1-aad ay dood ka keeneen in miisaaniyadda lagu wada aqriyo Villa Hargeysa haddana mar kale ayaa loo yeeray.

Miisaaniyadda sanadkaan 2022 oo ay soo gudbisay Xukuumadda hadda shaqada ka sii tagaysa, ayaa gaareysa $918.7 milyan, taasoo loo gudbiyay Baarlamaanka, si uu u meel-mariyo, halka miisaaniyaddii 2021, ay ahayd, $671 milyan oo doolar.

Jalwa

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Latest from Blog

About

In badan oo kamida website-yada af ka Soomaaliga wax ku qora uma soo bandhigaan sida aad wax u rabtid, anagoo taa ka duulayna ayaan qoraaladeena ku salayn doonaa in maskaxda qofka aqrisanaya wax badan ka badalno—-mahadsanid!

 

Top Authors

Wax badan Online news ma aqrisay misana ma istiri maxaad ka faaiday, waa in aan wax ka badalnaa qaabka aan news ka u qorno qaastan ka Soomaaliga, sababta aan u aasaasnay Waddanitimes ayay ka mid tahay, in si cilmi iyo baaritaan kujiro aan qoraaladeena ku salayno!

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro naftayda!

Categories

Newsletter

© 2023. Waddani Times. All rights reserved.