[Mogadishu]
waxaa magaalada muqdisho kasocda kulamo kala duwan oo udhexeeya madax kala duwan oo ay kamid yihiin sildhibaano iyo wasiiro kuwaas oo dhamaan doonaya in ay kasoo muuqdaan xukuumadda cusub ee uu soo dhisayo Xamse Cabdi Barre.
waxaa xalay dhacay kulamo kala duwan oo uu ra’iisul wasaaraha uu laqaatay madaxdii hore asagoo kala hadlay arimo kala duwan.
Ra’iisul wasaaraha magacaaban ayaa sidoo kale xalay kulamo la qaatay madaxdi hore waxaana kamid, madaxweynihii hore ee dalka Mohamed Abdullahi Farmaajo, Sheikh Shariif Sheikh Ahmed iyo sidoo kale Ra’iisul wasaarihii hore Xassan Ali Kheyre, isagaa kala hadlay arimo muhiim.